Chilli Fish Recipe | Kaluun aad u Macaan
Akhyaareey Ramadaan Kareem, Markale kusoo dhawaadda Madabakaha Xubulcayn, Maanta waxaynu Sameyn doonaa Chilli Fish, Kaluun aad u Macaan oo noqon kara Casho, qado sidoo kale ramadaanta aad sameysan kartaan, adigoo ku sameynaya wakhtiyar oo kooban.
Soo Tijaabi kaluunkan aad ka u macaan oo ila soo wadaag, runtii waa waad ka heli doontaan!
👏👏👏Thanks so much for watching.
Where else you can find me😃:
Facebook Page:
Instagram:
Twitter:
TikTok:
YouTube CHANNEL:
Subscribe and come back for NEW Easy & Fun Somali and African Recipes Tuesday and Friday!! 😊😊😊
♥ Watch More at Home:
For business, inquiries feel free to contact me via
E-mail: info@xubulcaynkitchen.com
To download written recipes and a detailed ingredients list of recipes please visit my Website:
#RamadanMubarak #XubulcaynIntheKitchen #ChilliFish